Reda Getachew, adviser to Prime Minister Abiy Ahmed, who stated that “genocide has been committed in Tigray.” ...
Cabdiraxmaan Yusuf Axmed oo ka mid ahaa dhalinyarada aqoonyahanka ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska Puntland iyo ...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ah ka dalbaday in ay si dhab ah u soo… Sii akhri ...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyada qaranka garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta garsooraha ugu fiican Afrika ee ...
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay xubno ka tirsan ...
Following the 2025 deal with Mogadishu, TGS subsequently handed over all seismic and aeromagnetic data gathered under its ...
Ciidamada Puntland ayaa meel u dhow deegaanka Kobdhexaad ee gobolka Bari ku qabtay madaxii hagista GPS-yada ee kooxda Daacish. Ninkan oo la sheegay in laga magacaabo Cabdirixiin Ibnu Borosa ayaa u ...
Shalay galinkii dambe waxaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu dilay Cabdullaahi Cabdi Raage oo ahaa wiil arday ah oo dhigayay dugsi sare. Dilka ayaa la sheegay in ay geysteen ciidamo hubaysan ...
Labo xubnood oo Soomaali ah oo ka tirsan ururka Daacish ayaa aroortii hore ee maanta isu soo dhiibay ciidamada Puntland ee sugan deegaanka Yalho ee degmada Boosaaso. Labada xubnood oo lagu kala ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa jimcihii shalay sheegay in uu si dhakhso ah u joojinayo sharciga badbaadada ku meel-gaar ah (TPS) siinaya dadka qaxootinimada ku jooga Minnesota. ‘’Koox ...